SH.UMAL
Qabiilka-Wanaagiisa Ka Barta Shiikh Umal
QABIILKA IYO QABYAALADDA KALA BARTA

Qabiilka, Nasabka, Xididka, Riximka Iyo Cashiirada Wanaagooda Waxa Laynooku Sheegay Qur'aanka Iyo Sunnaha Nebigeena (CS), Waxayna Asaas U Yihiin Dembi-Dhaafyo, Isgarashada, Iyo Axkaam Badan Oo Xukunka Iyo Shareecadda Islaamka Ka Mid Ah.

Qabyaaladda Ku Dhaqankeedu Waa Wax Xun Oo Ku Saleysan Cadaalad-Darro Iyo Islaam-Darro, Qabiilka Ku Dhaqankiisuna Waa Wax Wanaagsan Oo Ku Saleysan Cadaaladda Iyo Diinta Islaamka.
Qore: Zaynab X. Cali (Reer Baalle Xasan - Bani Jacfar)
Qabiilka-Wanaagiisa Ka Barta Shiikh Aadan Siiro
Qabiilka-Wanaagiisa Ka Barta Shiikh Aadan Siiro









Waxaanu tacsi u direynaa caa'iladii, ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Shiikh Maxamed Shiikh Cumar Cabdullahi ... sii akhri

************



Alldhooftinle waxay tahniyad u dirayaan Cabdifataax Xaaji Axmed Saalax iyo marwadiisa Sahra Saleebaan Baashe Dirir oo dhowaan aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa
sii akhri

************
Waxaanu tahniyad qaaliya u diraynaa Naasir Abokor Xuseen oo inani ugu dhalatay Hargeysa...sii akhri

Web Dhooftinle
Boosaaso, 1 Sep 2011 (AllDhooftinle.com)
Siilaanyaa Qabsaday Taleex
Qalcaddii Seyid Maxamed Ee Taleex Xaabsadihii Somaliland Ayaa Ka Baacsaday C/samadkii Puntland, Taleex Oo Garoowe U Jirta 49 Maylna Waxa Ku Gaardiya Daraawiishta-Siilaanyo.

Sii Akhriya

Ceerigaabo, 31 Aug 2011 (AllDhooftinle.com)
shabaab
Yaa Hortaagan In Laga Faa'iideeysto Walaalaha-Turkida Ee Noo Soo Gurmaday?

Sii Akhriya

Muqdisho, 30 Aug 2011 (AllDhooftinle.com)
shabaab
Al-Shabaab Oo Ku Amray Ganacsatada Inay Boorarka Goobahooda Ganacsi Ku Qoraan Luuqadda Carbiga

Sii Akhriya

Hadaaftimo, 25 Aug 2011 (AllDhooftinle.com)
Caaqil Bashiir Ducaale
Maanta Waxa Magaalada Hadaaftimo, Sanaag, Ku Geeryoodey Caaqil Bashiir Ducaale Cabdi. Marxuum Bashiir Wuxuu Caaqil U Soo Ahaa Beeshiisa Nuux Cumar, Warsangeli, Ilaa Iyo Waqtiyadii Ingiriisku Waqooyiga Soomaliya Gumeysanayey.

Sii Akhriya

Hargeysa, 11 Aug 2011 (AllDhooftinle.com)
istunka Puntland iyo Somaliland
Puntland ayaa waxba-yahay ka dhigtay Somaliland, ka dib markey cagta marisay madax Somaliland ah oo Taleex iyo nawaaxigeeda indha-indheynaysey. Hadda Somaliland waxay ka fekereysaa waqtigey ku dageyn lahayd Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Sii Akhriya

Hargeysa, 13 July 2011 (AllDhooftinle.com)
Qiimaha Xubnaha Bani'aadamka
Cabdi Naasir Aadan Dhuxul oo Reer Hargeysa ah kelidiisii midig waxa lagula baxay Herer iyo Ethiopia, waxa safka ku jirey oo maanta loo maleynayaa iney xubno muhiim ahi ka maqan yihiin Ibraahim Cali (Reer Laasqoray), Maxamuud Cali (Reer Burco), Canab Ismaaciil (Reer Hargeisa).

Sicirka Wadnuhu waa ilaa $90 kun .
Kelyaha: ilaa $50 kun.
Beerka: illaa $70 kun.
Sambabada: ilaa $50 kun.
Mindhicirka: ilaa $50 kun.
Thymus-ka: ilaa $30 kun.
Ilma-galeenka: ilaa $100 kun.

Sii Akhriya

Hargeysa, 12 July 2011 (AllDhooftinle.com)
Isimada Beesha Sacad Muuse (Habar-Awal/Isaaq) oo Digniin Culus Bixiyey
Isimada Beesha Sacad Muuse (Habar-Awal/Isaaq) Ayaa Digniin Culus U Dhiibey Beelaha Kale Ee Somaliland ee Shir-shiraya. Isimadu Waxay Ka Mamnuucayaan Raciyadda Somaliland Iney Qabsan Karaan Shirar Aan Lala Ogeyn.

Sii Akhriya

Laasqoray, 10 July 2011 (AllDhooftinle.com)
Reer Laasqoray waxay isku qaldaan SNM iyo Somaliland
Markab-Dagaal Oo Ingiriisku Leeyahay Ayaa Soo Caga Dhigtay Xeebihii Waaya Waayo Ingiriisku Gumeysan Jirey Hase Yeeshee Laasqoray Wuxuu Kala Kulmay Xabad Iyo Rasaas Sanka Laga Geliyey.

Sii Akhriya

Hargeysa, 8 July 2011 (AllDhooftinle.com)
Durriyadda Shiikh Isxaaq oo keliya ayaa Somaliland meteleysaHarti, Ciise, Samaroon Macaa Riyaalehoodii iyo beelaha kale ee Somaliland waa loo dacareeyey iney ka mid noqdaan weftiga Somaliland ee ka qayb gelaya xafladda Xorriyadda Koonfurta Sudan.

Sii Akhriya

Garoowe, 7 July 2011 (AllDhooftinle.com)
 Shariifkow mar keliya na Sharrif Puntland waxay baryeysaa inuu madaxweynaha xukuma labada kilometer, Shariifka aan macquulka ahayni mar uun ka soo dego Garoowe.

Sii Akhriya

United States, 5 July 2011 (AllDhooftinle.com)
 Caalamka Yuuhuudda by Yaasiin-Nuurshe Intee Le'eg Tahay Awooda Yuhuudu Dalka Maraykanka Ku Leedahay? (Part1)

Sii Akhriya

Hargeysa, 9 June 2011 (AllDhooftinle.com)
 Dawladda Somaliland Waxay Xabsiga Dhigtay Saddex Nin Oo Ka Tirsan Sirdoonka Dalka Itoobiya Dawladda Somaliland Waxay Xabsiga Dhigtay Saddex Nin Oo Ka Tirsan Sirdoonka Dalka Itoobiya Oo Doonayey Iney Togwajaale Si Tuuganimo Ah Uga Kaxaystaan Nin Ganacsade Ah.

Sii Akhriya

Buuhoodle, 5 June 2011 (AllDhooftinle.com)
 DHAARTA-SSC Maamulka SSC Wuxuu Ku Dhaariyaa Guddoomiyayaasha Cusub ee Carriga SSC Iney Dawladda Itoobiya La Shaqeeyaan.

Sii Akhriya

Badhan, 31 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Shirkii Golaha Ammaanka Ee Nairobi Waxa Iska Fadhiistay Kursigii Somaliland Nin Reer Hagar Ah Shirkii Golaha Amaanka Ee QM Ay Ku Qabatay Magaalada Nairobi Waxa Iska Fadhiistay Nin Reer Hagar Ah (Dhulbahante) Oo Aan Aqoonsaneyn Dawladda Somaliland, Ka Dib Markey Iska Shaah Tageen Weftigii Siilaanyo Dirsaday.

Sii Akhriya

Laascaanood, 30 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Beesha Faqashini Oo Garaadkii Ugu Horreeyey Caleema Saaraneysa Beesha Faqashini Ayaa Dibad Bax Ay Isugu Soo Baxeen Magaalada Adhi Cadeeye Si Ay U Soo Dhaweeyaan Garaadkii Ugu Hooreeyay Ee Beesha Faqashini Ay Rebto In Ay Caleema Saarato.

Sii Akhriya

Ceerigaabo, May 29 2011 (AllDhooftinle.com)
Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh Iyo Duqa Magaalada Ayaa Midba Warqad Waalli Ah Dhinaciisa Ka Qoray Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh (Gobolka Habar Yoonista Hawdka) Iyo Duqa Magaalada Oodweyne Ayaa Iyagoo Isu Xoog Sheeganaya Midba Warqad Waalli Ah Dhinaciisa Ka Qoray.

Sii Akhriya

Gebiley, 28 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Gobolada Faalisada ahDawladda Somaliland Waxay Iska Sameysataa Gobolo Ama Degmooyin Cusub Si Ay Ugu Laaluushaan Hadba Cid Ay Dana Gaar Ah Ka Leeyihiin, Dabadeedna Waxa Ku Dhaca Wadhi, Sidii Ku Dhacday Gurigii Badhsaabka Gobolka Gebiley Oo Ay Reerkii Lahaa Ka Qafisheen Markii Kiradii La Iska Bixin Kari Waayey.

Sii Akhriya

Burco, 27 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Lacagtii giimbaarta ahayd ee Burco oo la bedeley Lacagtii Giimbaarta Ahayd Ee Aan Sanka Loo Dhoweyn Kari Jirin Qadhmuun Awgeed Ayaa Burco Laga Gubey, Lacag Saxansaxa Ureysana Waa Loogu Bedeley.

Sii Akhriya

Laascaanood, 19 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Dabaaldegyada Bisha May Mar Hadaanu Ragga Somaliland Gar Iyo Goolaaftan Midna Ula Tegi Kareyn; Mar Haddaanu Tegi Kareyn Laascaanood, Buuhoodle, Ceerigaabo, Xuddun Iyo Xadeed Wuxuu Door Biday Gen. Cabdisamad Cali Shire (Dhulbahante-Nuur Axmed) Inuu Qoorta Ku Xidho Niikteyn (Necktie) Cas Oo U Eg Gogosha Uu Ku Taagan Yahay Deetana Dabaaldeg La Doonto Ardada Ku Nool Maleysia.

Sii Akhriya

Ceerigaabo, 18 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Dabaaldegyada Bisha May 18 Ka May Beelaha Reer Shiikh Isxaaq Iyo Qaybo Ka Mid Ah Jaarkooda Ayaa Dal Iyo Debedba Waxay Maanta Uga Dabaal Degeen Si Weyn.

Sii Akhriya

Garoowe, 16 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Puntland Horumarkeeda Sanad Ka Dib Waa Ka Mamnuuc Puntland Burka, Bariiska & Sonkorta Laga Keeno Waddamada Debedda.

Sii Akhriya

Borama, 15 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Awdal State Of Somalia Awdal State Of Somalia Waxa Dhismihii Maamulkeeda Dadkeedu Kaga Mashquuleen Xaflado, Ciyaaro, Khudbado Iyo Xuuxinta Somaliland.

Sii Akhriya

Hargeysa, 11 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Silaanyo Oo Aqbalay Inuu Magansado Calanka Somalida Ee Buluugga Siilaanyo Wuxuu Qaatay Amarkii Dawladda Kuwait Ee Ahaa Inuu Calanka Buluugga Ee Soomaalida Magansado Oo Hoos Fadhiisto Hadduu Rabo Iney Kuwait Caawinto.

Sii Akhriya

Hargeysa, 10 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Taani Oo La Dabadhigay Beesha IsxaaqaBeesha Isaaxa (Saado) Ee Deggan Bariga Hargeysa Oo Markii Horena Guryahooda Laga Gubey Ayuu Haddanna Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Taani Weeraray Beerahoodii.

Sii Akhriya

Baargaal, 8 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Madaxwaynaha Raascasayr State Of Somalia Faarax Maxamud Yusuf (Dooxajoog)Madaxwaynaha Raascasayr State Of Somalia Eng Faarax Maxamud Yusuf ( Dooxajoog) Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Dagmada Tageer Ee Gobolka Binna.

Sii Akhriya

Boosaaso, 7 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Khamriga Weli Lagama Mamnuucin Askarta Puntland, Qaadkase Waa Laga MamnuucayKhamriga Weli Lagama Mamnuucin Askarta Puntland, Qaadkase Waa Laga Mamnuucay.

Sii Akhriya

Hadaaftimo, 6 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Ugaasyada Iyo Odayada Ugaaslabe oo Taageeray Amarada Suldaanka GuudUgaasyada Iyo Odayada Ugaaslabe Oo Taageeray Xannibaadda Uu Suldaanka Guud Ee Sanaag, Suldaan Siciid, Ku Soo Rogey Iibkii Qalabka Dhismaha Dekedda Laasqoray Iyo Iyagoo Talooyin U Soo Jeediyey Suldaan Siciid Iyo Madaxa Hay'adda Horn-Relief Marwo Faadima Jibriil.

Sii Akhriya

Hadaaftimo, 5 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaanka Guud Ee Reer Sanaag, Suldaan Siciid Suldaan C/salaan, Ayaa Mamnuucay In La Iibyo Qalabkii Dhismaha Dekedda Laasqoray.

Sii Akhriya

Sii  Akhri5
Hadaaftimo, 6 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Ugaasyada Iyo Odayada Ugaaslabe oo Taageeray Amarada Suldaanka Guud
Ugaasyada Iyo Odayada Ugaaslabe Oo Taageeray Xannibaadda Uu Suldaanka Guud Ee Sanaag Ku Soo Rogey Iibkii Qalabka Dhismaha Dekedda Laasqoray
Hadaaftimo, 5 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaanka Guud Ee Reer Sanaag, Suldaan Siciid Suldaan C/salaan, Ayaa Mamnuucay In La Iibyo Qalabkii Dhismaha Dekedda Laasqoray.
Laasqoray, 9 Apr 2011 (AllDhooftinle.com)
Caaqil Maxamuud Xaaji Axmed Aadan (Dhulbahante)wuxuu sheegay inuu ka masayrsan yahay qolyahooda hay'adaha ka soo kaxaysta Puntland.
Masayrka Caaqil Maxamuud Xaaji Axmed Aadan (Dhulbahante)
Ceerigaabo, 24 Mar 2011 (AllDhooftinle.com)
Ilbaxnimada Cadami Iyo Ciidanka Sirdoonka SSC.
Ciidanka Sirdoonka SSC OO Axmed X. Cali (Cadami) JAASUUSAYA
Ceerigaabo, 23 Mar 2011 (AllDhooftinle.com
CIIDANKA SIRDOONKA SSC OO SIILAANYO JAASUUSAYA
CIIDANKA SIRDOONKA SSC OO SIILAANYO JAASUUSAYA
Laascaanood, 20 Mar 2011 (AllDhooftinle.com)
Dadweynaha Laascaanood Iyo Bendowga Saaran.
LAASCAANOOD OO WADA BAROORANEYSA
Ceerigaabo, 13 Mar 2011 (AllDhooftinle.com)
Axmed Cadami, Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo riwaayad ugu sheegaya Dagaal Oogayaasha iney dadku xor yihiin
Axmed Cadami, Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo riwaayad ugu sheegaya dagaal oogayaasha iney dadku xor yihiin
Hargeysa, 26 Feb 2011 (AllDhooftinle.com)

Heestii "OGOW" ee C/Qadir M Osman(Mataan)
Hadaaftimo, 13 Feb 2011 (AllDhooftinle.com)

Buraanbur Amaanaya Reer Shiikh Isxaaq
Burco, Feb 13, 2011 (AllDhooftinle.com)
ILAALINTA BADDA IYO KHAYRAADKEEDU WAA MUQADAS
ILAALINTA BADDA IYO KHAYRAADKEEDU WAA MUQADAS Sii Akhri

Garadag, Nov 30, 2010 (AllDhooftinle.com)
QAYB KA MID AH TAARIIKHDII SOMALI WEYN
Dagaalkii 1977, Xorreynta Soomali-Galbeed By Eng Shire Cabdisamad Jaamac Sii Akhri

Garadag, Sep 29, 2010(AllDhooftinle.com)
Maansada Towxiid iyo Marxuum C/qaadir Xirsi Siyaad (Yamyam) Dhegeysi Wacan

Jiidali, Aug 27, 2010(AllDhooftinle.com)
Sida qabyaalada loogu gabyo... Dhegeysi Wacan

Jiidali, Aug 26, 2010(AllDhooftinle.com) Xinne-Xiirey
Dhulbahantaha hablahooda oo uu la dardaarmo Xinne-Xiirey... Dhegeysi Wacan

Ceerigaabo, Aug 6, 2010 (AllDhooftinle) Aqoon Bilaa Manhaja
"Aqoon bilaa manhaj ah! Abuu Shujaac nimaan aqoonin oo raba inuu muqniga masaa'isha oo dhan kala baxo... " Dhegeysi Wacan

Ceerigaabo, July 29, 2010(AllDhooftinle) Bani-Jacfarland NationalAnthem
Bani-Jacfarland National Anthem... Dhegeysi Wacan

Ceerigaabo, July 10, 2010(AllDhooftinle) Caalim Axmed Faatax
Waraysigii Dr. Alim Ahmed Fatah... sii akhri

Ceerigaabo, July 10, 2010(AllDhooftinle) M C Geeldoon Cawl

An Open Letter to Silanyo By Mohamoud Ali Gaildon... sii akhri