|
|
Dubai, Dec 13, 2012
(Alldhooftinle.com)
Dhamaan Reer Hadhiye waxay u hambalyo u dirayaan Mudane Maahir Cabdiladif Hadhiye iyo Marwo Hana Cabdale Hadhiye oo meherkooda ka dhacay Atlants Hotel ee Magaalada Dubai dalka Isutaga Carabta markay taariikhdu ahayd 12/12/1,iyadoo weliba Arooskuna ka dhici doono isla huteelkaas Atlants Hutel bisha 20Dec12.
Waxaa kale oo hambalyadan mid la mid ah u soo diraaya:
Hooyo Saynab Khaliif Iyo
Aabbe Cabdale Hadhiye.
Garaad Axmed Weyne iyo Xaaskiisa.
Dr Osman iyo Xaaskiisa .
Cabdi Rashid Khaliiif .
Faisa khalif .
Khadijah Maxamud.
Xaawo Hadhiye .
.Fatxiya Hadhiye .
Xalima Hadhiye. Iyo dhamaan Ilma Cabdulaahi X Cawed.
Dhamaantayo waxaan Ilaahay uga baryeeynaa kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.
Aamina. Aamiin.
|
|
Badhan, Aug 30, 2012
(Alldhooftinle.com)
Sadiiq Bootaan Saalax Iyo Caruurtiisa Cismaan Bootaan Saalax Iyo Caruurtiisa
Ilma Saalax Bootaan Saalax Ilma Axmed Bootaan Saalax Ilma Cumar Bootan Saalax Xaliimo Bootaan Saalax Iyo Caruurteedda
Khadiija Bootaan Saalax Iyo Caruurteeda
Iyo Dhamaan Reer Bootaan Saalax Maxamed
Waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan:- Boqorka: Sadiq Cabdulaahi Xundhur Iyo Boqorada: Amal Maxamed Saalax Bootan
Oo Meherkoodu 30/08/2012 Ka Qabsoomay Magaalada Badhan/Sanaag.
Waxanay Ilahay Ugu Baryayaan Inuu Aqal Galkooda Ku Gaadhsiiyo Nabad Iyo Barwaaqo.
Aamiin, Allahayow Aamin
|
|
Minneaoils, USA, Jun 15, 2010
(Alldhooftinle.com)
AllDhooftinle.com waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Mudane Xasan xaaji Axmed Saalax iyo Marwi Sucaad Ayanle Cismaan oo wiil ugu dhashay maagalada Minneapolis, USA. Waxaannu leenahey Cadnaanow kor oo joog. Midkii Diintiisa Islaamka, Dadkiisa iyo Dalkiisa anfaca Ilaah ha kaa dhigo. Ilaahaw Aamin
|
|
Hargeysa, May18, 2010
(Alldhooftinle.com)
Waxaanu
tahniyad qaaliya u diraynaa Naasir Abokor Xuseen iyo Werda oo inani
ugu dhalatay Hargeysa, annagoo kala ah: Ayeeyo Faaduma
Maxamuud Aadan Aabbe Abokor Xuseen Hooyo
Zainab X Ali Khadar
Abokor Xuseen Maxamed Abokor Xuseen Axmed Abokor
Xuseen Mubaarak Abokor Xuseen Xuseen Abokor Xuseen Maryan
Abokor Xuseen Cali Abokor Xuseen Xaawa Maxmuud Maxamed
Cizadin Maxmuud Maxamed C/Raxiim Maxmuud Maxamed Xasan
Maxmuud Maxamed Caasha Maxmuud Maxamed Axmed Maxmuud Maxamed
Yaasiin Maxmuud Maxamed Zaynab Maxmuud Maxamed Raaqiya
Maxmuud Maxamed
|
London, May01, 2010
(Alldhooftinle.com)
Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo
Aroosdu waxay Tahniyad farxadeed iyo hambalyo u dirayaan wariye
Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo dhawaan aqal
galkooda ka dhacay magaalada London waxayna leeyihiin Allaah ha idin
kala siiyo wiil iyo caano, gabar iyo caano.
Aabe Cumar Maxamed Hooyo
Faadumo Cabdulaahi Nuur Adeer Maxamuud Maxamed Eedo Caasho
Macalin Aadan Adeer Ibrahim Macalim Mursal Hooyo Maano
cabdiqaadir cal ( .Maano Bunkuweer ) Habar Yar Xaliimo Cabdulahi
Nuur Habar yar Nuurto Cabdulahi Nuur Habar yar Falxado
Cabdulahi Nuur Habar yar Safiyo Xaaji Jaroon Duniyo Cumar
Baafo Saciid Cumar Baaffo Xaliimo Cumar Baaffo Sahro Cumar
Baaffo Aamino Axmed Baafo Faadumo Axmed Baafo Xasan Axmed
Baaffo Yaasir Maxamed Baaffo Maxamed Axmed Baafo Biibo
Axmed Baaffo Farxiyo Shuurow Nuur Luul Shurow Nuur.
Iyo Dhamaan
reer Cumar baaffo, reer maxamuud, reer cali bay, reer shuurow iyo
reer sheegow oo kala jooga Keyna Australia london somalia iyo Saudi
Arabia
|
|
|