 |
|
Minneaoils, USA, Jun 15, 2010
(Alldhooftinle.com)
AllDhooftinle.com waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Mudane Xasan xaaji Axmed Saalax iyo Marwi Sucaad Ayanle Cismaan oo wiil ugu dhashay maagalada Minneapolis, USA. Waxaannu leenahey Cadnaanow kor oo joog. Midkii Diintiisa Islaamka, Dadkiisa iyo Dalkiisa anfaca Ilaah ha kaa dhigo. Ilaahaw Aamin
|
|
Hargeysa, May18, 2010
(Alldhooftinle.com)
Waxaanu
tahniyad qaaliya u diraynaa Naasir Abokor Xuseen iyo Werda oo inani
ugu dhalatay Hargeysa, annagoo kala ah: Ayeeyo Faaduma
Maxamuud Aadan Aabbe Abokor Xuseen Hooyo
Zainab X Ali Khadar
Abokor Xuseen Maxamed Abokor Xuseen Axmed Abokor
Xuseen Mubaarak Abokor Xuseen Xuseen Abokor Xuseen Maryan
Abokor Xuseen Cali Abokor Xuseen Xaawa Maxmuud Maxamed
Cizadin Maxmuud Maxamed C/Raxiim Maxmuud Maxamed Xasan
Maxmuud Maxamed Caasha Maxmuud Maxamed Axmed Maxmuud Maxamed
Yaasiin Maxmuud Maxamed Zaynab Maxmuud Maxamed Raaqiya
Maxmuud Maxamed
|
London, May01, 2010
(Alldhooftinle.com)
Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo
Aroosdu waxay Tahniyad farxadeed iyo hambalyo u dirayaan wariye
Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo dhawaan aqal
galkooda ka dhacay magaalada London waxayna leeyihiin Allaah ha idin
kala siiyo wiil iyo caano, gabar iyo caano.
Aabe Cumar Maxamed Hooyo
Faadumo Cabdulaahi Nuur Adeer Maxamuud Maxamed Eedo Caasho
Macalin Aadan Adeer Ibrahim Macalim Mursal Hooyo Maano
cabdiqaadir cal ( .Maano Bunkuweer ) Habar Yar Xaliimo Cabdulahi
Nuur Habar yar Nuurto Cabdulahi Nuur Habar yar Falxado
Cabdulahi Nuur Habar yar Safiyo Xaaji Jaroon Duniyo Cumar
Baafo Saciid Cumar Baaffo Xaliimo Cumar Baaffo Sahro Cumar
Baaffo Aamino Axmed Baafo Faadumo Axmed Baafo Xasan Axmed
Baaffo Yaasir Maxamed Baaffo Maxamed Axmed Baafo Biibo
Axmed Baaffo Farxiyo Shuurow Nuur Luul Shurow Nuur Dhamaan
reer Cumar baaffo, reer maxamuud, reer cali bay, reer shuurow iyo
reer sheegow oo kala jooga Keyna Australia london somalia iyo Saudi
Arabia
|
Waxan Tahniyad Kal iyo laab
ah diraynaa Mudane C/Rizaaq Maxamuud Maxamed Guure iyo Marwo
Khadra Cali Shire Warsame oo maanta (16/04/2010) meherkoodu ka dhacay Magaalada
Hargeysa, annagoo kala ah:
Ciisa Cabdalla Gurey iyo Xaaskiisa
Siciid Ciisa Cabdalle iyo xaaskiisa Cabdulfataax Ciisa
Cabdalle Cabdulshakuur Ciisa Cabdalle iyo xaaskiisa
Cabdulcaziiz Ciisa Cabdalle Cumar ciisa Cabdalle Maxamed
Ciisa Cabdalle Zakariya Ciisa Cabdalle Cabdulghani Ciisa
Cabdalle Cabdalle Ciisa Cabdalle Muna Ciisa Cabdalle
Ayaan Ciisa Cabdalle Khadiija Cabdalle Gurey Khalid Cumar
Xaaji Cali iyo xaaskiisa Axmed Cisman Jaamac(Axmed Carab )iyo
xaaskiisa Cabdullaahi Cumar Xaaji Cali iyo xaaskiisa Cali Cumar
Xaaji Cali Maxamuud Axmed Cabdalla Gurey iyo xaaskiisa
Zaynab Axmed Cabdalla Gurey Aasiya Axmed Cabdalla Gurey iyo
caruurteeda Waxa kaloo tahniyadeynaya
Xasan Maxamed Saalax(Xasan soomali) Xasan Cabdi Nuur Axmed xaaji cali Cadami Siciid
gadhseef Faysal Adam Dabaraani Siciid cali Nuux Mahad cabdi
Shakuur C/Xakiim
Wahaabi Jibriil Jaamac Buldi Jaamac Xaaji Ibraahim Ayanle
Maxmuud Mukhtar Xaamud
Cismaan
|
|

|