Bogga Hooyo
|
Ra'yiga
|
Suugaanta
|
Xidhiidhkeena
Buuhoodle, May 10, 2010 (Alldhooftinle.com)
Caaqil Xaaji Axmed Aadan Xaad oo isagu ahaa oday nabadoon ah oo magac iyo maamuus ku lahaa cariga Dhulbahantaha Hawdka ayaa ku geeryoodey magaalada Buuhoodle.
Caaqil Xaaji Axmed Ilaah janooyinkiisa ha ku waariyo, eheladiisii iyo qaraabadiisiina samir iyo Imaan Alle ha ka siiyo.Aamiin.
Waxa Tacsidaa diraya :
Cabdi Wahaab Yuusuf
Yuusuf Xasan Gabaydhe
C/Kariim Xasan Gabaydhe
Cismaan Axmed Xasan
Maxamuud Haybe
Carfi aw Yuusuf
Zakriya Abuubakar
Maryan Cabaas Muus
Busaad Iimaan Khayrre
Khadra ShaxShax
iyo dhammaan Bahda Alldhooftinle.com
Sanaag, Apr 19, 2010 (Alldhooftinle.com)
Dhammaan Beelaha Bariga Sanaag waxay tacsi u dirayaan Dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeroodey Marxuum Khaalid Suldaan Maxamuud Cali Shire. dhaamaantayo Ilaah waxaannu Marxuumka uga baryeynaa dembi dhaaf iyo janooyinkiisa oo uu ku waariyo. Aamiin
Copyright © All Dhooftinle.com