tacsi

tacsi

AllDhooftinle.com
Badhan, Feb 23, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl oo ku geeryoodey magaalada Badhan.

Marxuum Shire Maxamed Saalax Cawl waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Hargeysa, Feb 22, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Axmed Xasan Cirranuug (Cudhey) oo ku geeryoodey magaalada Hargeysa.

Marxuum Axmed Xasan Cirranuug (Cudhey) waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

London, Feb 17, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan Reer Saalax Cawl iyo Reer Bootaan Maxamed iyo dhammaan caa'iladii, ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma Leyla Shire Maxamed Saalax Cawl oo ku geeryootey maanta magaalada London, Uk.

Marxuuma Leyla Shire Maxamed Saalax Cawl waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladeediina Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN

Canada, Feb 12, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Cabdi Cawl (Xaaji Bood) oo ku geeryoodey magaalada Toronto, Canada.

Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Cabdi Cawl (Xaaji Bood) waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Hargeysa, Feb 2, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Siciid Cilmi Hoori oo ku geeryoodey magaalada Hargeysa.

Marxuum Siciid Cilmi Hoori waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Burco, Jan 31, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma FAADUMA CALI XASAN FAHMAD oo ku geeryoodey magaalada Burco .

Marxuuma FAADUMA CALI XASAN FAHMAD waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladeediina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Abu Dhabi, Jan 30, 2013 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum CUMAR CABDULLAAHI BOOTAAN oo ku geeryoodey magaalada Abu dhabi (UAE).

Marxuum CUMAR CABDULLAAHI BOOTAAN waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Boosaaso, Dec 24, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Cabdullahi Aadan Gurey.

Marxuum Cabdullahi Aadan Gurey waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Minneapolis, MN (USA), Oct 12, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma Xaawo Ismaaciil Bootaan oo ku geeryoodey magaalada Minneapolis, MN (USA) .

Marxuuma Xaawo Ismaaciil Bootaan waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladeediina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Virginia (USA) Oct 8, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Ibraahim Saalax Ibraahim oo ku geeryoodey magaalada Virginia, USA .

Marxuum Ibraahim Saalax Ibraahim waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Badhan Sep 30, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma Sacdiyo Xaaji Axmed oo ku geeryoodey magaalada Badhan .

Marxuuma Sacdiyo Xaaji Axmed waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladeediina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Ceerigaabo, Aug 26, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Saalax Maxamed Saalax Ibraahim oo ku geeryoodey magaalada Ceerigaabo .

Marxuum Saalax Maxamed Saalax Ibraahim waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Minneapolis. MN (USA), July 27, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum C/casiis Aadan Maxamed Aadan oo ku geeryoodey magaalada Minneapolis. MN (USA) .

Marxuum C/Casiis Aadan Maxamed Aadan waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Boorame, July 31, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma Xaawo X. Axmed Saalax Cabdale oo ku geeryoodey magaalada Boorame .

Marxuuma Xaawo X. Axmed Saalax Cabdale waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladeediina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Hargeysa, June 24, 2012 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuuma Xasan Ismaaciil Jaamac Guribar oo ku geeryoodey magaalada Hargeysa .

Marxuum Xasan Ismaaciil Jaamac Guribar waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu Janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

 Laascaanood, July 25, 2010 (Alldhooftinle.com)
 





Waxaanu tacsi u direynaa caa'iladii, eheladii iyo qaraabadii Marxuum Shiikh Maxamed Shiikh Cumar Cabdullahi.

Marxuumku wuxuu July 25, 2010 ku geeryoodey magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.

Marxuum Shiikh Maxamed waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN.

Waxa Tacsidaa diraya :
Hooyo Isniino Xaaji Cabdi Axmed
Faysal Dabarani
Axmed-Dahir Maxamed Ismaaciil
Cabdulqaadir Maxamed Xirsi
Faaduma Cabdullahi Hogod
Aniisa Maxamuud
Nasra Maxamed Xirsi
Foosiya Aadan Gurey
Cabddullahi Cabdi Maxamed
Maryan Cali Jaamac


 Ceerigaabo, July 7, 2010 (Alldhooftinle.com)
 





Waxay Alldhooftinle.com tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Xassan Cabdi Shakuur.
 
Marxuum Xasan waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN


 Ceerigaabo, June 12, 2010 (Alldhooftinle.com)
 





Waxay Alldhooftinle.com tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Cabdul Qaadir Maxamuud Maxamed oo ku geeryoodey magaalada Ceerigaabo.
 
Marxuum Cabdul Qaadir waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN


 Ceerigaabo, June 5, 2010 (Alldhooftinle.com)
 





Bahda Alldhooftinle.com waxay tacsi u direyaan caa'iladii,ehelkii iyo qaraabadii Marxuum Siciid Axmed Maxmed (Siciid Timacade) oo ku geeryoodey magaalada Ceerigaabo.

Marxuum Siciid waxaannu Alle uga baryeynaaa inuu janooyinkiisa ku waariyo, dhammaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Buuhoodle, May 10, 2010 (Alldhooftinle.com)
 





Caaqil Xaaji Axmed Aadan Xaad oo isagu ahaa oday nabadoon ah oo magac iyo maamuus ku lahaa cariga Dhulbahantaha Hawdka ayaa ku geeryoodey magaalada Buuhoodle.

Caaqil Xaaji  Axmed Ilaah janooyinkiisa ha ku waariyo, eheladiisii iyo qaraabadiisiina samir iyo Imaan Alle ha ka siiyo.Aamiin.

Waxa Tacsidaa diraya :
Cabdi Wahaab Yuusuf
Yuusuf Xasan Gabaydhe
C/Kariim Xasan Gabaydhe
Cismaan Axmed Xasan
Maxamuud Haybe
Carfi aw Yuusuf
Zakriya Abuubakar
Maryan Cabaas Muus
Busaad Iimaan Khayrre
Khadra ShaxShax
iyo dhammaan Bahda Alldhooftinle.com

   Sanaag, Apr 19, 2010 (Alldhooftinle.com)

 





Dhammaan Beelaha Bariga Sanaag waxay tacsi u dirayaan Dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeroodey Marxuum Khaalid Suldaan Maxamuud Cali Shire. dhaamaantayo Ilaah waxaannu Marxuumka uga baryeynaa dembi dhaaf iyo janooyinkiisa oo uu ku waariyo. Aamiin

tacsi

tacsi

AllDhooftinle.com
>