Hadaaftimo, 6 May 2011 (AllDhooftinle.com)
Ugaasyada Iyo Odayada Ugaaslabe Oo Taageeray Xannibaadda Uu Suldaanka Guud Ee Reer Sanaag, Suldaan Siciid, Ku Soo Rogey Iibkii Qalabka Dhismaha Dekedda Laasqoray Iyo Iyagoo Talooyin U Soo Jeediyey Suldaan Siciid Iyo Madaxa Hay'adda Horn-Relief Marwo Faadima Jibriil.
|