Bogga Hooyo
|
Hambalyo iyo Tahniyad
|
Tacsi
|
Ra'yiga
|
Suugaanta
|
Xidhiidhkeena
Nashiidada Calanka Ugaaslabe
(Bani-Jacfarland National Anthem)
Gabayga Calanka Ugaaslabe
(Bani-Jacfarland National Poem)
Badhan, 1 Nov 2012 (AllDhooftinle.com)
Suldan Siciid Suldaan C/Salaan, Suldaanka Guud ee Sanaag iyo wefti uu hugaaminayo oo maanta ka ambabaxay Badhan.
Suldaanka Guud ee Sanaag
Waxa Maanta ka ambaxay magalada Badhan Suldan Siciid Suldaan C/Salaan, Suldaanka Guud ee Bariga Sanaag iyo wefti uu hugaaminayo.
Suldaanka Guud iyo weftiguba waxay kormeer ku marayaan dhammaan magaalooyinka Bariga Sanaag
Waxa la ogsoon tahay inuu dhow yahay xiligii shirweynihii uu iclaamiyey Suldaanka Guud lagu qaban lahaa magaalada Buraan.
Abdalle Aljacfari
abdalle@alldhooftinle.com
Xadrada Calanka Ugaaslabe
(Bani-Jacfarland National Xadro)
Copyright©
webmaster@alldhooftinle.com