Calanka Ugaaslabe
Ceerigaabo, 4 Nov 2012 (AllDhooftinle.com)
Wasiirada Cusub Ee Dawladda Balloonka Ah Ee Somaliya Waa 2 Dir, 2 Raxanweyn, 2 Daarood, 2 Hawiye Iyo 2 Bugaanbug Ah.
Dawladda Balloonka Ah Ee Somaliya
Dawladda Balloonka Ah Ee Somaliya

1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan (Dir/Isaaq), Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Ahna Wasiirka Arrimaha Dibada

2- Cabdullaahi Abyan Nuur (Dir/Biyo Maal), Wasiirka Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta Iyo Awqaafta

3- C/Xakiim Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi (Raxwayn/Digil), Wasiirka Gaashaandhiga

4- Axmed Maxamuud Xasan (Raxanweyn), Wasiirka Wasaarada Qanacsiga Iyo Warshadaha Iyo Maalgeshiga

5- C/Risaaq Cumar Maxamed (Hawiye/Xawaadle), Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Badda

6- C/Kariim Xuseen Guuleed (Hawiye/Habar-gidir), Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka

7- Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil (Daarood/Majeerteen), Wasiirka Maaliyada Iyo Qorsheynta Qaranka

8- Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi (Daarood/Ogaadeen), Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta

9- Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy (Beesha Shanaad/Jareerweyne), Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska

10- Maryan Qaasim (Beesha Shanaad/Banaadiri), Wasiirkii Hormarinta Adeega Bulshada


Xasan Aljacfari
hasan@alldhooftinle.com


AllDhooftinle.com