Berbera, 8 Dec 2010 (AllDhooftinle.com)
QABIILKA IYO QABYAALADDA KALA BARTA
Qabiilka, Nasabka, Xididka, Riximka Iyo Cashiirada Wanaagooda Waxa Laynooku Sheegay Qur'aanka Iyo Sunnaha Nebigeena (CS), Waxayna Asaas U Yihiin Dembi-Dhaafyo, Isgarashada, Iyo Axkaam Badan Oo Xukunka Iyo Shareecadda Islaamka Ka Mid Ah.
Qabyaaladda Ku Dhaqankeedu Waa Wax Xun Oo Ku Saleysan Cadaalad-Darro Iyo Islaam-Darro, Qabiilka Ku Dhaqankiisuna Waa Wax Wanaagsan Oo Ku Saleysan Cadaaladda Iyo Diinta Islaamka.
Minfadlak Isu Dhegyso Labadan shiikh: Sh.Umal iyo Shiikh Aadan Siiro Qore: Zaynab X. Cali (Reer Baalle Xasan - Bani Jacfar)
|