Dhaantada Calanka Ugaaslabe
Calanka Ugaaslabe
Berbera, 8 Dec 2010 (AllDhooftinle.com)

Qabiilka, Nasabka, Xididka, Riximka Iyo Cashiirada wanaagooda waxa laynooku sheegay Qur'aanka iyo Sunnaha Nebigeena (CS), waxayna asaas u yihiin dembi-dhaafyo, isgarashada, iyo axkaam badan oo xukunka iyo Shareecadda Islaamka ka mid ah.

Qabyaaladda ku dhaqankeedu waa wax xun oo ku saleysan Cadaalad-darro iyo Islaam-darro, qabiilka ku dhaqankiisuna waa wax wanaagsan oo ku saleysan Cadaaladda iyo Diinta Islaamka.

Minfadlak Dhegeyso Labadan Khudbadoodba

Qore: Zainab X. Ali (Reer Baalle Xasan)




    


alldhooftinle.com