Calanka Ugaaslabe
Ceerigaabo, July 29, 2010 (Alldhooftinle.com)


Heesta iyo Dhaantada Calanka Bani-Jacfarland (National Anthem of Bani-Jacfarland).

Heestaa iyo dhaantadaasi waxay ka turjumayaan kalgacalka Bani Jacfaraka kala luqadaha ah ee kala jooga daafaha adduunka.

Wixii dembiya ee dhaantadaa ku jira beri beynu ka nahay, si loo soo saxana u soo gudbiya minfadlakum webmaster@alldhooftinle.com