Ceerigaabo, (AllDhooftinle.com)
Carab Xasan Oo Kula Taliyey Ugaaslabaha Iney Cududdooda Muujaan, Dadka Kalena Ka Eryaan Magaalada Laasqoray.

Boosoow magaalada tolkeen lagaga
toolmoone
Laasqoray talaa
lagu dhisiyo tacaba waayeele
Tiirkeeda nimankii alkumay toban ma gaadhaane
Tiinliyo Gabtaanlaa malaha taabay
Laasqoraye
Iyo nimanka
tuurka cad leh oo taagan weligoode
Oo aan ka tegihaynin sideey taawil ku arkeene
Niman baa hadeey
tacadiyaan toogadood fala e
Oo haatan taagsaday mar bey tamar yaraayeene
Reer Faatax tii uu dhidbaday loogu tegi
waaye
Teenaa sidii
toobinkii laysa soo tubaye
Ama talo lahaanoo burcadan ragannimuu taabnay
Walee ama tiirkan aan fadhino Tuuryarna
u deeynay
weriye, ceerigaabo@alldhooftinle.com
|